Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka algu aaso ah ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyada hore ee Soomaaliya oo ku dhow isgoyska KM4, waxaana qaraxa jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka banaadir.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday laba askari halka dad Shacab ah ay ku dhaawacmeen.

Wixii ku soo kordha daljir kala soco


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com