Category: Wararka

1 2,297 2,298 2,299 2,300 2,301 2,820 27588 / 33833 POSTS
Lacagta Shiling Somaaliga ah oo kuyaaratay Suuqyadda Sarifka Buuhodle (dhegayso)

Lacagta Shiling Somaaliga ah oo kuyaaratay Suuqyadda Sarifka Buuhodle (dhegayso)

Lacagta shiling Soomaaliga ah ayaa ku yaraatay suuqyada magaalada Buuhoodle, kadib markii sanadkii hore kala sooc lagu sameeyey lacagaha shilingka Soo [...]
Ceelashi Degmadda Bareedo oo Biyihi kujiray yaradeen (dhegayso)

Ceelashi Degmadda Bareedo oo Biyihi kujiray yaradeen (dhegayso)

Ceelaha ku yaala degmada Bareedo oo katirsan gobolka Gardafu ee Puntland ayaa biyo yareeyey, kadib jiilaal muddo dheer ka jiray degmada iyo tuulooyink [...]
Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii RW khayre

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadalkii RW khayre

Maamulka Somaliland ayaa ka waabay hadalkii dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ahaa in heshiska Berbera ee DPWorld uu sharci darro yahay. Wasi [...]
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqada ka joojiyey shaqaale bixiyey shati ganacsi oo been abuur ah

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqada ka joojiyey shaqaale bixiyey shati ganacsi oo been abuur ah

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid ka mid ah shaqaalaha Gobo [...]
Barakacaayasha kunool Degaano katirsan koonfur galbeed oo biyo la’aan ka cabanaya (dhegayso)

Barakacaayasha kunool Degaano katirsan koonfur galbeed oo biyo la’aan ka cabanaya (dhegayso)

Xilliga Jiilaalka lama gaarin, waxaa lagu jiraa bishii ugu horraysay ee seddexdii bilood ee Gu'ga. War iyo ceel biyo kuma jiraan dhulkana wuu qalalay [...]
Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso inay raali ka ahayn heshiiskii dekedda Berbera ee ay wada galeen dowlad [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo sabti ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxma [...]
Shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland Waxaa lagu qabtay shir looga hadlayo ladagaalanka Musuq maasuqa iyado shirkaas ay so qaban qaabisay [...]
War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampal [...]
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay Amaanka Magaalada Balcad (dhegayso)

Taliyaha qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) ayaa shaaca ka qaaday in amniga Degamda Balca [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi

Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Bur [...]
1 2,297 2,298 2,299 2,300 2,301 2,820 27588 / 33833 POSTS