Category: Wararka

1 2,160 2,161 2,162 2,163 2,164 2,819 25944 / 33825 POSTS
Golaha Ammaanka ee QM oo ka hadlay xiisadda Puntland iyo Somaliland

Golaha Ammaanka ee QM oo ka hadlay xiisadda Puntland iyo Somaliland

Golaha Ammaanka ee QM ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu kaga dalbaday maamulada Puntland iyo Somaliland inay joojiyaan colaadda ka dhex taagan labada [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce  ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. http://zeno [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedi [...]
Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegii 3aad habeenkiisii 1aad (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegii 3aad habeenkiisii 1aad (dhegayso)

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TAR [...]
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta [...]
RAADREEB: Midnimada Soomaaliya iyo qodobada shirkii beesha Warsangeli ee “Hadaaftimo 30 Siteenbar 1992”

RAADREEB: Midnimada Soomaaliya iyo qodobada shirkii beesha Warsangeli ee “Hadaaftimo 30 Siteenbar 1992”

Gabagabadii dagaalkii sokeeye ee ka biloowday waqooyiga Soomaaliya sannadkii 1988 dhammaadayna bishii Maarso ee sannadkii 1991 kana biloowday duullaan [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee  kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystayaal, kuna soo dhawaadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxa marti [...]
Soocadde: “shacabka Sool meel ay joogaanba ha u diyaargaroobaan soodhoweynta ciidamada Puntland” (dhegayso)

Soocadde: “shacabka Sool meel ay joogaanba ha u diyaargaroobaan soodhoweynta ciidamada Puntland” (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Puntland, Maxamuud Xasan Soocadde, oo wareysii siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in dawlada iyo shacabka Puntland ay ka g [...]
Diinyaqaanka Somaliland oo u fadwooday Muuse Biixi: “Halkii aad nagu jihayso dadku waa ku khasbanyahay!”

Diinyaqaanka Somaliland oo u fadwooday Muuse Biixi: “Halkii aad nagu jihayso dadku waa ku khasbanyahay!”

*** Abukar Arman: "Maanta, badi aqoonyahanka iyo caqliyahanka Muslinku waa wada af-maran, waa guulwade, ama dabtuure nooca al-assabiyyah, ahna nooc [...]
Prof. Ismaaciil Diiriye Gamaadiid: “Waxaan ahay musharrax Xildhibaan Puntland, Gobolka Cayn”

Prof. Ismaaciil Diiriye Gamaadiid: “Waxaan ahay musharrax Xildhibaan Puntland, Gobolka Cayn”

Prof Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo ah aqoonyahan ka soojeeda gobolka Cayn, kana baxay Jaamacadda Oxford University, ayaa waraysi uu siiyey  Radio Dal [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
1 2,160 2,161 2,162 2,163 2,164 2,819 25944 / 33825 POSTS