MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji iyo Loolanka Adduunka ee  kheyraadka Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystayaal, kuna soo dhawaadda Barnaamijkii Martisoor oo ah Barnaamij Todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxa marti noogu ah aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo falaanqeeya arrimaha Soomaaliya iyo kuwa Geeska Afrika. Aqoonyahanka ayaa maanta falaanqeynaya kheyraadka dalkeena iyo faragalinta wadamada shiishiye.

Waxaa soorey wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0