Category: Wararka

1 2,074 2,075 2,076 2,077 2,078 2,819 24912 / 33825 POSTS
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka

Madaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’ [...]
Farmaajo iyo Ismaaciil oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka Somaliya iyo Jabuuti

Farmaajo iyo Ismaaciil oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka Somaliya iyo Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qa [...]
Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)

Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)

Mudanayaasha Barlamaanka Punland oo kulankoodi cadiga ahaa uga socdo Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta Ansixiyeey Xeerka Shaqaalaha Rayidka e [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste [...]
Baaq Xildhibaanada Puntland: Ha la nabadeeyo beelaha ku dagaalamaya duleedka Kismaayo (dhegayo)

Baaq Xildhibaanada Puntland: Ha la nabadeeyo beelaha ku dagaalamaya duleedka Kismaayo (dhegayo)

Xildhibaanada Puntland ayaa baaq ka soo saaray dagaal beeleedka ka socda Galbeedka Kismayo. Xildhibaanada ayaa ku baaqay nabad, Dowladda Jubaland ayan [...]
War saxaafadeed shirkii Khamiis laha ee golaha xukuumadda Dawladda Puntland

War saxaafadeed shirkii Khamiis laha ee golaha xukuumadda Dawladda Puntland

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa. Ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dal [...]
Siyaasi C/daahir Yuusuf Yey oo sheegay in Puntland xoreynta gobalka Sool ka Cagajiidayso (dhegayso)

Siyaasi C/daahir Yuusuf Yey oo sheegay in Puntland xoreynta gobalka Sool ka Cagajiidayso (dhegayso)

Siyaasiga C/daahir Max’ed Yuusuf Yey ayaa walaac xoog leh ka muujiyey in maamulka Puntland ka cagajiidayo xoreynta gobolka Sool, maadaama buu yiri ay [...]
Calamka oo la yaaban Somaaliya Siday Wadamada Africa kaga horeyso dowlad wanaga

Calamka oo la yaaban Somaaliya Siday Wadamada Africa kaga horeyso dowlad wanaga

Wadamada afrika waxaa ka jira dawlado hanaankooda dawladnimo ay ku salaysantahay raadkii gumaysigii soomaray qaarada.Waxaa u noqday fure iyo wado la r [...]
1 2,074 2,075 2,076 2,077 2,078 2,819 24912 / 33825 POSTS