Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)

Mudanayaasha Barlamaanka Punland oo kulankoodi cadiga ahaa uga socdo Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta Ansixiyeey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland. Xoghaya Barlamaanka Dowladda Puntland oo goobta ka hadlay ayaa ku dhawaaqay xeerkan uu maanta Barlamaanka Puntland ansixiyeey. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b75e9f40a0100d4e9b30e9f/Codka+Xoghayaha+Baarlamnaka+Puntland+.mp3

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Gobolka Shabeelle ee DDS oo ka gaashaamanaya Abaarta ka jirta deegaanka (SAWIRRO)

Mudanayaasha Barlamaanka Punland oo kulankoodi cadiga ahaa uga socdo Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta Ansixiyeey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland.

Xoghaya Barlamaanka Dowladda Puntland oo goobta ka hadlay ayaa ku dhawaaqay xeerkan uu maanta Barlamaanka Puntland ansixiyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: