Site icon Radio Daljir

Xildhibaanada Puntland oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Puntland (dhegayso)

Mudanayaasha Barlamaanka Punland oo kulankoodi cadiga ahaa uga socdo Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta Ansixiyeey Xeerka Shaqaalaha Rayidka ee Puntland.

Xoghaya Barlamaanka Dowladda Puntland oo goobta ka hadlay ayaa ku dhawaaqay xeerkan uu maanta Barlamaanka Puntland ansixiyeey.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b75e9f40a0100d4e9b30e9f/Codka+Xoghayaha+Baarlamnaka+Puntland+.mp3?_=1
Exit mobile version