Category: Wararka

1 1,769 1,770 1,771 1,772 1,773 2,819 21252 / 33825 POSTS
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. http://ze [...]
Dowladda oo ka hadashay diyaaradii ku burburtay Itoobiya

Dowladda oo ka hadashay diyaaradii ku burburtay Itoobiya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiy [...]
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)

Kusoo dhowaada barnaamijka Maanka Dadwaynaha oo ah barnaamij uu soo diyaariyo wariyaheena Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic, kaasi oo looga hadlo xaalada [...]
Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha

Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 12 Maarso 10, 2019, kaga bedelay magacii hore ee Wasaaradda Arr [...]
Agaasime Koofi oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawiro)

Agaasime Koofi oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawiro)

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulq [...]
Puntland oo utacsiyaysay wadamada muwaaduniintooda ay kaga dhinteen shilkii diyaaradeed ee  Ethiopia

Puntland oo utacsiyaysay wadamada muwaaduniintooda ay kaga dhinteen shilkii diyaaradeed ee Ethiopia

Dowladda Puntland waxay uga tacsiyeynaysaa dhammaan wadamada ay kaga dhinteen muwaaduniintoodu shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay Itoobiya, waxay [...]
Madaxweynaha Galmudug xaaf oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug xaaf oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan dambe ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laab [...]
Liiska wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay shilkii Diyaarada Ethiopian Airlines( Akhriso)

Liiska wadamada ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay shilkii Diyaarada Ethiopian Airlines( Akhriso)

Waxaa goor dhawayd lashaaciyay liiska dadkii ku dhintay diyaaradii Shirkada Ethiopian Airlines iyo dalalka ay kasoo kala jeedaan oo ah 33 wadan, waxaa [...]
157 qof  oo ku dhintay Diyaarad Ethiopian Airlines ee burburtay

157 qof oo ku dhintay Diyaarad Ethiopian Airlines ee burburtay

Ugu yaraan 157 qof iyo 8 qof oo shaqaale ah ayaa ku dhimatay diyaarad ay lahayd shirkada Itoobiya Airlines oo hawada ku bur burtay xili ay ku siijeed [...]
Wasiir Xoosh oo Muqdisho lagu aasay

Wasiir Xoosh oo Muqdisho lagu aasay

Allaha unaxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay  wasiirkii dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriill . Aaska w [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Xoghaya joogtada ah ee Xafiiska RW khayre oo kulma kismaayo kula qaatay Masuuliyin ka tirsan jubbaland

Xoghaya joogtada ah ee Xafiiska RW khayre oo kulma kismaayo kula qaatay Masuuliyin ka tirsan jubbaland

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kul [...]
1 1,769 1,770 1,771 1,772 1,773 2,819 21252 / 33825 POSTS