Category: Wararka
-
Gabar somaliyeed oo Kuwayt ku dishay walaalkeed
Wargeyska maalinlaha ee Al-anbaa ee ka soo baxa caasimadda dalkaasi ee Kuwait City ayaa qoray in Haweeney Soomaali ah la soo taagay Maxkamadda Dembiyadda ee dalkaasi. Haweeneydaasi oo aan magaceeda la shaacinin ayaa la sheegay inay walaalkeeda mindi ku dishay bishii September 18-dii ee sannadkii hore. Maxkamaddu waxay ku xukuntay Haweeneydaas xabsi 4 sanno iyo…
-
Xasan Jabhad: “Waa nala haystaa nala gumeystaa halgan baa nagu waajiba … Mustafe asna carada ha ka koro oo dadka ha hoggaamiyo” (dhegayso)
Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay dagaallo muddooyinkaan ka socday gobolka Soomaali-Galbeed ee Dowlad Deegaanka Soomaalida “DDS” una dhexeeya Soomaalida deegaanka iyo Oromo dullaan ku ah deegaanka Soomaalida. Soomaalida deegaanka ayuu Xasan Jabhad sheegay in lagu hayo dil iyo dhac-iyo-boob aan loo meel dayin si…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c85c1fd020100efe50334ac/SD_Geeddi_Garowe_11_Mar_2019.mp3
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c85638d020100f0e3031f52/CD_Geeddi_Geeddi_Garowe_10_Mar_2019.mp3
-
Warka DDM iyo Wariye Khadar Cawl (Daawo)
-
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo La kulmay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNICEF
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan Hay’adda UNICEF oo ay hoggaaminayso madaxa qaybta Nafaqada ( Chief of Nutrition of UNICEF ) Melanie Galvin iyo xubno kale. Kulanka uu la yeesahay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland saraakiisha ka socda hay’adda UNICIEF ayaa waxaa ku wehelinaayey saraakiil ka tirsan…
-
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c85430101010069f16839f7/Warla+Fiidnimo_M_Lakiman_Garoowe_10_March+2019ok.mp3 Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Dowladda oo ka hadashay diyaaradii ku burburtay Itoobiya
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiya,kaasi oo saameyn ku yeeshay dad rakaab ah oo ka soo kala jeeda dalal kala duwan oo uu ku jiro muwaadin Soomaaliyeed. “Waxa aan dareenka la qeybsanaynaa qoysaska iyo shaqsiyaadka ay saameysay dhacdadan masiibadada ah,“ayaa lagu yiri war…
-
Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir iyo Fantastic (dhegayso)
Kusoo dhowaada barnaamijka Maanka Dadwaynaha oo ah barnaamij uu soo diyaariyo wariyaheena Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic, kaasi oo looga hadlo xaaladaha bulshada ee taabanaya. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c853ad902010020e103141c/Maanka+Dadwaynaha+iyo+Magarafonka+Daljir+by+Fantastic+.mp3
-
Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 12 Maarso 10, 2019, kaga bedelay magacii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Dowladda Puntland.
-
Agaasime Koofi oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Sawiro)
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa Safar shaqo ku tagay Magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Agaasimaha ayaa waxaa Garoonka Shaati guduud kusoo dhoweeyay qaar kamid ah Wasiirada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha Laanta 3-aad ee Hey’adda…
-
Puntland oo utacsiyaysay wadamada muwaaduniintooda ay kaga dhinteen shilkii diyaaradeed ee Ethiopia
Dowladda Puntland waxay uga tacsiyeynaysaa dhammaan wadamada ay kaga dhinteen muwaaduniintoodu shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay Itoobiya, waxay si gaar ah dowladdu tacsi ugu diraysaa ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee shilkaas ku geeriyoodey.