Puntland oo utacsiyaysay wadamada muwaaduniintooda ay kaga dhinteen shilkii diyaaradeed ee Ethiopia

Puntland oo utacsiyaysay wadamada muwaaduniintooda ay kaga dhinteen shilkii diyaaradeed ee  Ethiopia

Dowladda Puntland waxay uga tacsiyeynaysaa dhammaan wadamada ay kaga dhinteen muwaaduniintoodu shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay Itoobiya, waxay si gaar ah dowladdu tacsi ugu diraysaa ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee shilkaas ku geeriyoodey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com