Category: Wararka

1 1,730 1,731 1,732 1,733 1,734 2,821 20784 / 33842 POSTS
Wacaal daray ah: Qarax gordhow ka dhacay Muqdisho

Wacaal daray ah: Qarax gordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimada caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan. Sida wararku sheegaya [...]
Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Badbaadiyeey Kumanaan Shacabka Muqdisho ah (Qormo)

Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Badbaadiyeey Kumanaan Shacabka Muqdisho ah (Qormo)

Cadawga qaranka iyo shacabka soomaaliyeed, waxa uu mudo aad u dheer ku naaxay dhiiga shacabka soomaaliyeed daadintiisa. Nacabku waxa [...]
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee somaaliya oo la ansixiyeey (Daawo)

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee somaaliya oo la ansixiyeey (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangig [...]
Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga dhawaaqay roobdoon (Daawo)

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga dhawaaqay roobdoon (Daawo)

Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo markii ugu horeysay ka qabsoomay bosaaso ayaa lagu shaaciyeey maalinta khamiista ah oo ku beegan 11 bisha April i [...]
Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Booc ee gobalka Mudug? (dhegayso)

Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Booc ee gobalka Mudug? (dhegayso)

Gudoomiyaha deegaanka Booc ee degmada Jariiban ayaa ka hadlay Taarikhda deegaankaasi oo Muddo 19 Sanno ah hada deegaan ah. C/waaxid Aadan Faarax Gu [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Habka Online-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Habka Online-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay Habka Online-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsi [...]
Ururka Haweenka Aqalka Sare oo doortay guddoon Cusub

Ururka Haweenka Aqalka Sare oo doortay guddoon Cusub

Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa [...]
Shirkaddaha isgaarsinta Somaaliya oo amaro culus laga soo saaray

Shirkaddaha isgaarsinta Somaaliya oo amaro culus laga soo saaray

Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa amar culus ku soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ka howl gala dalka, iyadoo ku amartay inay isku furaan khadadkooda [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaama [...]
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay dadka dambiyadda galay ee lasii daayo (Daawo)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay dadka dambiyadda galay ee lasii daayo (Daawo)

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo ka hadlayeey Boosaaso ayaa sheegay inay jiraan dad uu xabsiga ku hubsaday oo lasii d [...]
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi

Wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya Axmed Ciise Cawad iyo Monica Juma ayaa kulan labo geesood ah ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo ka [...]
1 1,730 1,731 1,732 1,733 1,734 2,821 20784 / 33842 POSTS