Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee somaaliya oo la ansixiyeey (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee somaaliya oo la ansixiyeey (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangig

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo war kasoo saaray dalab ugayimid Beesha Caalamka (Akhriso)
Madaxweynaha DFS iyo RW Itoobiya oo Caawa gaaray kenya (Sawiro)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa golaha u soo jeedisay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, oo khibrad durugsan u leh arrimaha dhaqaalaha uu qabto xilka guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka.

Magacaabista Guddoomiyaha cusub ayaa qeyb ka ah dib-u-dhiska hay’adaha dalka iyo nidaamka maaliyadda si loo xaqiijiyo kobaca dhaqaale ee dalka dib loogu soo dabbaalayo.

Waxaanu ilaahay uga rajeynaynaa Guddoomiya cusub in Allaah u fududeeyo xilka culus ee loo magacaabay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: