HomeWararka

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland oo looga dhawaaqay roobdoon (Daawo)

Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo markii ugu horeysay ka qabsoomay bosaaso ayaa lagu shaaciyeey maalinta khamiista ah oo ku beegan 11 bisha April in laga samaynayo Puntland oo dhan roob doon. Dhamaan goobaha Ganacsiga iyo waxbarashadda ayaa lagu sheegay in la xiro maalintaas.

Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Madaxweyne laftagareen oo ka qeyb galay dhaarinta Gudiga Adeega Garsoorka (daawo)

Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo markii ugu horeysay ka qabsoomay bosaaso ayaa lagu shaaciyeey maalinta khamiista ah oo ku beegan 11 bisha April in laga samaynayo Puntland oo dhan roob doon.

Dhamaan goobaha Ganacsiga iyo waxbarashadda ayaa lagu sheegay in la xiro maalintaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: