Category: Wararka
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca39624020100edef1f2a6a/Warka+Fiidnimo+Xasan+Heykal%2C+Daljir+Bosaaso+Talaado+2-4-19.mp3
-
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Bangiga Adduunka (Sawiro)
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Bangiga Adduunka oo ay hoggaaminayso madaxa mashaariicda tayaynta iyo maamuul wanaagga ee Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga Afrika Mss Nicola Smither. Ujeedada waftigan u yimaadeen Puntland ayaa ah sidii la isaga xog waraysan lahaa mashaariicda muhiimka ah ee uu…
-
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagu qabtay Muqdisho. Shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo ay kasoo qayb galaan dawladda federaalka, maamul gobaleedyada, qaramada midoobay, Midawga Yurub, Ururuka Iskaashiga Islaamka, Bangiga adduunka, Bangiga horumarinta Afrika iyo dhammaan dhinacyada Soomaaliya…
-
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)
Barnaamijka Cayaaraha ee Radio Daljir waa barnaamij maalinle ah ah oo lagu soo gudbiyo cayaaraha ugu dambeeyey ee caalamka iyo Soomaaliya. Wariye Cabdiraxmaan Yemeni ayaana soo gudbinaya. Hoos kadhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca350fa01010020a97fa5d6/Barnaamijka+ciyaaraha+yamani+bosaaso+2.4.2019.mp3
-
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay dhaliyarada gobolka Bari (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni aya caawa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada gobolka Bari, gaar ahaan kuwa Boosaaso. Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay dhalinyarada ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, xildhibaano ka…
-
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Muxuu ka dhigan yahay aqoonsiga Baasaboorka Soomaaliya?
Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado. Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba…
-
Akhriso: Heshiis taariikhi ah oo ay kala saxiixdeen DFS iyo dowladd goboleedyada
1-Imtixaanaadka Xogta waxbarashada ee gobolada dalka, sida Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka, waxaa u xilsaaran Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada. T) Arday kasta oo imtixaanka shahaadiga ah ku galay gobolada, kana gudbay, waxa uu shahaadada dugsiga sare ka qaadanayaa Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedkiisa. J) Arday kasta oo gala imtixaanka dowladda kana gudba, wuxuu xaq u leeyhay helitaanka shahaadadiisa…
-
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ca34424010100a4a87f9b38/XD_02_04_2019_Axmed+Nadiif+Garoowe.MP3
-
Xildhibaan Iftiin Xasan Baasto oo eedeyn xoogan u jeediyeey Madaxweyne Farmaajo (Daawo)
-
Wasiirka Gaashandhiga Somaaliya oo kulan la qaatay saraakil Midowga yurub ka tirsan
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa kulan laqaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub. Mudane Xasan Cali Maxamed Wasiirka Difaaca ayaa Kulanka ka dib sheegay in Saraakiisha ka socotay Midowga Yurub uu kala hadlay arrimo Muhiim ah kuwaas oo la xiriira Iskaashiga dhanka Ciidamada. “Waxaan kula kulmay Xafiiskeyga Saraakiil ka socotay Midowga…
-
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Dhaliyarada Gobolka Bari (Daawo)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni aya xalay qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee dhalinyarada gobolka Bari, gaar ahaan kuwa Boosaaso. Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay dhalinyarada ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka Gobolka Bari kan Degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, xildhibaano ka…
-
Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Somaaliya oo kulamo yeeshay
Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa Sidoo kale Goob joog ahaa Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey, Habdhowraha golaha iyo xoghayaha guud ee golaha shacabka, xubnaha gudiga joogtada ayaa kulanka kaga…