Category: Wararka

1 1,684 1,685 1,686 1,687 1,688 2,821 20232 / 33843 POSTS
Askari Bajaajle ku dilay Magaaladda Muqdisho

Askari Bajaajle ku dilay Magaaladda Muqdisho

Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu wiil mooto bajaajle ah ku dilay isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho. Dilka [...]
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta mar kale hor-yaala Ajandaha Sharciga Batroolka

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta mar kale hor-yaala Ajandaha Sharciga Batroolka

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo uu hor-yaala Ajandaha Sharciga Batroolka [...]
Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Shabaab Bisha Ramadaan

Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Shabaab Bisha Ramadaan

Taliska qaybta 43 aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay sheegeen inay wadaan qorsho dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab,kaas oo loooga s [...]
Toogasho ka dhacday gobalka Colorado ee dalka Maryakanka

Toogasho ka dhacday gobalka Colorado ee dalka Maryakanka

Sida ay laga soo xigtay Wakaaladda Wararka ee AP, madaxda ciidanka booliiska gobolka  ayaa sheegay in labo qofi ay ku dhaawacantay weerar toogasho ah [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/use [...]
Qaybo kamid ah degmadda Jariiban oo Xaalad adag ka taagantahay (dhegayso)

Qaybo kamid ah degmadda Jariiban oo Xaalad adag ka taagantahay (dhegayso)

Gudomiye ku xigeenka degmada Jariiban ayaa xili uu lahadlayey Radio Jariiban oo bahwadag la ah Radio daljir ayaa wuxuu sheegay inay xaalad adag ka ta [...]
Wafdi Ka socda dalka Masar oo Hargeysa tagay (Sawiro)

Wafdi Ka socda dalka Masar oo Hargeysa tagay (Sawiro)

Wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda Masar iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa, maalin kaddib markii uu booqday magaalada Mu [...]
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo guddoomiyay Shirka horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo guddoomiyay Shirka horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir guddoomiyey shirka kaabayaasha D [...]
1 1,684 1,685 1,686 1,687 1,688 2,821 20232 / 33843 POSTS