Category: Wararka

1 1,683 1,684 1,685 1,686 1,687 2,821 20220 / 33843 POSTS
Xildhibaan Horre Siciid Diiriye: “Shirka Garoowe waxaan u arkaa Jug jug Meeshaada Joog ” (dhegayso|Daawo)

Xildhibaan Horre Siciid Diiriye: “Shirka Garoowe waxaan u arkaa Jug jug Meeshaada Joog ” (dhegayso|Daawo)

Siciid Diiriye oo kamid ah Siyaasiyiinta Puntland horeyna xilaal kala duwan soo qabtay ayaa ka hadlay shirka Garoowe uga socda Madaxda Dowlad gobaleed [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoo [...]
Warka DDM iyo Wariye Hodan Sulub Diini (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Hodan Sulub Diini (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Hodan Sulub Diini wuxuna idin ka imaanaya istuudiyaha daljir ee Boosaa [...]
Madaxwaynihii Hore ee Gal-mudug, Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo Muqdisho Aas Qaran Loogu Sameeyay (Daawo)

Madaxwaynihii Hore ee Gal-mudug, Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo Muqdisho Aas Qaran Loogu Sameeyay (Daawo)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), wasiirro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin k [...]
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigey waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigey waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigey waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani, waddadan ayaa waxa ay ka bilaabaneysaa Wasaa [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoo [...]
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Xilalka u kala wareejiyay Wasiirkii Hore iyo Wasiirka Cusub ee Warfaafinta

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Xilalka u kala wareejiyay Wasiirkii Hore iyo Wasiirka Cusub ee Warfaafinta

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay wasi [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
(Akhriso) Qadar oo 480 doolar ugu deeqaysa  Falstiiniyiinta  Daanta Galbeed

(Akhriso) Qadar oo 480 doolar ugu deeqaysa Falstiiniyiinta Daanta Galbeed

Xukuumadda Qadar ayaa sheegtay in ay u direyso dadka reer Falastiin lacago doolar ah oo gaaraya 480 milyan,gaar ahaan dadka ku sugan deegaanka Daanta [...]
Wasiirada Arrimaha dibada IGAD oo shir aan caadi ahayn uga furmay magaalada Jubba ee Koon-furta Sudan

Wasiirada Arrimaha dibada IGAD oo shir aan caadi ahayn uga furmay magaalada Jubba ee Koon-furta Sudan

Magaalada jubba ee caasimada dalka Koofurta Sudan ayaa waxaa ka furmay shirkii aan caadiga ahayn ee 67 ee wasiirada arrimaha Dibada dalalka IGAD kaas [...]
Shaqsi hubka ka iibin jiray Alshabaab oo la Xukumay

Shaqsi hubka ka iibin jiray Alshabaab oo la Xukumay

Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada qalabka Sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday Cadow Cabdulle Axmed (Carab), kaasi oo loo heysta u daabulidd [...]
1 1,683 1,684 1,685 1,686 1,687 2,821 20220 / 33843 POSTS