Xildhibaan Horre Siciid Diiriye: “Shirka Garoowe waxaan u arkaa Jug jug Meeshaada Joog ” (dhegayso|Daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Horre Siciid Diiriye: “Shirka Garoowe waxaan u arkaa Jug jug Meeshaada Joog ” (dhegayso|Daawo)

Siciid Diiriye oo kamid ah Siyaasiyiinta Puntland horeyna xilaal kala duwan soo qabtay ayaa ka hadlay shirka Garoowe uga socda Madaxda Dowlad gobaleed

ASXAABTA SIYAASADDA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Siciid Diiriye oo kamid ah Siyaasiyiinta Puntland horeyna xilaal kala duwan soo qabtay ayaa ka hadlay shirka Garoowe uga socda Madaxda Dowlad gobaleedyadda iyo kuwa dowladda Federaalka Somaaliya.

Xildhibaan horre siciid diiriye ayaa ku tilmaamay shirka Garoowe mid an mirro dhal lahayn isla markaana uu rajeynayo inaysan wax xalaal ah aysan kasoo bixi doniin shirkaas.

Madaxda Federaalka ayuu ku tilmaamay kuwo dalka iyo dadkaba u danaynayn isla markaana xildhibaanadi DFS badankood ay ka dhigeen Wasiiro.

Siyaasigan ayaa sheegay in Madaxda Dowladda somaaliya aysan qaban wax lagu farxo inay khilaaf ka dhex abuuran maamul gobaleedyada ma ahee balse aysan jirin guulo la taaban karro oo ay madaxdu ku fanaan.

Waraysigan ayuu kaga hadlaya Arrimo baddan oo ku aadan waxyaabaha kasoo bixi karra shirkaas Garoowe ka socda, Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayuu u waramay.

Hoos kadaawo Waraysiga Muqaal ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: