Category: Wararka

1 1,638 1,639 1,640 1,641 1,642 2,825 19680 / 33895 POSTS
Sidee ku Biloowday Khilaafka Xudduudda Badda ee Kenya iyo Soomaaliya?

Sidee ku Biloowday Khilaafka Xudduudda Badda ee Kenya iyo Soomaaliya?

Muranka xudduud-badeedka ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya waa silsilad iyo dhacdooyin si weyn iyo xeelado kaladuwan falcelintooda ay dawlada Kenya u [...]
Hiirshabele oo ka hadashay dilkii taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan

Hiirshabele oo ka hadashay dilkii taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan

Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Madaxweyne ku xigeen Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa ka hadlay dhacdadii shalay lagu dilay taliyihii qeybta Booli [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland muxuu kala hadlay Ciidamada Af-urur (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland muxuu kala hadlay Ciidamada Af-urur (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo saf [...]
Khudaar yari laga dareemayo suuqyadda Gaalkacyo (dhegayso)

Khudaar yari laga dareemayo suuqyadda Gaalkacyo (dhegayso)

Suuqyadda magaaadda Gaalkacyo ayaa laga dareemaya khudaar yari baahsan,iyado qaar kamid ah ganacsatadda Gaalkacyo ay ka hadleen sababta keentay khudaa [...]
Ra’iisul Wasaare khayre oo  Booqasho ugu tegay Ciidamo lagu tababarayo xerada Gen. Gordan

Ra’iisul Wasaare khayre oo Booqasho ugu tegay Ciidamo lagu tababarayo xerada Gen. Gordan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Khayre, ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo loo diyaar [...]
Shiinaha oo dowladda federaalka deeq raashin ah ku wareejiyeey

Shiinaha oo dowladda federaalka deeq raashin ah ku wareejiyeey

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya Soo gaarsiisay deeq mucaawino gargaar ah , taas oo ay u Wakiilatay Xafiiska hay’adda Cuntada Adduunka WFP ee Soomaal [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Puntland & halhayska dowladeed ee “shacabku ha is difaaco” muxuu Wasiir Gallan ka yiri? (dhegayso)

Puntland & halhayska dowladeed ee “shacabku ha is difaaco” muxuu Wasiir Gallan ka yiri? (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo ka jawaabaya su'aal Warbaahinta Daljir oo abbaaraysa halhays looga bartay madaxda Puntland xilliyada dag [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan(dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan(dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Qardho, [...]
Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland iyo booqashadii MWKX Axmed Karaash ee Afurur (dhegayso)

Wasiir Gallan ayaa ka hadlaya xaaladda Afurur, dilal Bosaso kadhacay, duqaymaha Mareykanka iyo qorshaha siyaasadeed ee Puntland ee gobolada Sanaag iyo [...]
Ra’iisul Wasaare khayre oo Dhagax dhigay dhismaha Warshaddda Dharka Ciidamada qalabka Sida.

Ra’iisul Wasaare khayre oo Dhagax dhigay dhismaha Warshaddda Dharka Ciidamada qalabka Sida.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay dhismaha xarunta [...]
1 1,638 1,639 1,640 1,641 1,642 2,825 19680 / 33895 POSTS