Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaamac cRaxmaan Faandhe. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.  

Soomaalida ku nool Denmark oo qayb ka ah dambiyada ay gaystaan Muhaajiriintu

Wasiirka Caddaaladda ee dalkaasi, Søren Pape Poulsen  waxa uu maanta sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan Dembiilayaasha Muhaajiriinta, wuxuuna difaacay Tallaabooyinka cusub ee Dowladda u fududeynayo inay Muhaajiriinta u masaafuriyaan dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan. Hadalkiisa ayaa yimid, isagoo tixraacayo  Cilmi-baaris uu Wargeyska shabiyadda ku leh dalkaasi  ee Breitbart (BT) ku shaaciyey inay …

Ciidamo u dhashay Ugandha oo Billado lagu abaalmariyey

50 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda oo la shaqeynayey Hawlgalka AMISOM ayaa shalay lagu abaalmariyey Billado kaalintii ay ka qaateen Dib-u-soo-celinta Hawlaha Ammaanka iyo Nabadda ee Somaalia. Taliyaha Ciiddanka AMISOM, Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka hadlay Munaasbaadda lagu abaalmarinayey Saraakiishaasi waxa uu ku ammaanay sida daacadda leh ee ay uga shaqeeyeen Nabadda iyo …

Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al shabaab oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa howlgal waxaa ay ka sameeyeen duleedka deegaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose,iyagoo gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab. Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in Sarkaal lasoo qabtay Al-shabaab uu kamid ahaa muddo  10-sanno ah,isla markaana u qaabilsanaa dhanka sahminta weerarada,kaasi oo magaciisa ku sheegay Ibraahim Lujindo Maxamed. Taliska guutada 11-aad …

Muxuu ka hadlay madaxwayne kuxigeenka Galmudug

Madaxwayne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey  ayaa  ka hadlay xaalada gobolada Sool iyo Sanaag  ee u dhaxaysa  dawlada Puntland iyo Soomaaliland . Madaxwayne kuxigeenka ayaa war qoraal ah soodhigay bartiisa facebook-ga  uuna uga hadlay arintaas isla markaana waxa uu dawlada Federaalka Soomaaliya inay wax kaqabato xaalada  gobolada Sool iyo Sanaag . “Dowlada Soomaaliya …

Saraakiisha Suudaan oo qirtay dhimashada 46 dibadbaxayaal ah

Saraakiisha dowladda Suudaan ayaa beeniyay ku dhowaad boqol ruux inay ku geeriyoodeen , howlgalo ay militariga kula dagaalamayeen dibadbaxayada kasocda dalkaasi , waxaana ay ku sheegeen tirada dhimashadu inay tahay 46- qof. Dhaqaatiirta xiriirka la leh mucaaradka ayaa sheegay Arbacadii in ku dhowaad boqol lagu dilay caasimadda Khartuum, kuwaasi oo ahaa dibadbaxyaal taageerayay nidaamka dimuqraadiyadda. …

Trump, May iyo Macron oo ka qaybgalay xuska D-Day

Raysal wasaaraha ingiriiska Theresa May ayaa lagu wadaa inay ka qaybgasho munaasabad ka dhici doonta waqooyiga dalka Faransiiska oo lagu xusayo maalintii labaad ee ee sanad guuradii 75-aad ee kasoo wareegatay ee D-Day, iyadoo uu wehliyo madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Mrs May iyo madaxwaynaha Faransiiska ayaa ka qaybgalaya xaflad xusuus ah oo lagu maamusayo ciidamadii …