Category: Wararka

1 1,571 1,572 1,573 1,574 1,575 2,823 18876 / 33870 POSTS
Madaxwayne Erdogan”Haddii Mareykanku diyaaradaha F-35 noo diido meelo kalle ayaanu aadaynaa”

Madaxwayne Erdogan”Haddii Mareykanku diyaaradaha F-35 noo diido meelo kalle ayaanu aadaynaa”

Madaxwayanaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay dowladda Turkiga inay u jeedsandoonto inay meelo kalle ka hesho diyaarado dagaal, haddii Marey [...]
QM: Inka badan boqol qof ayaa lagu dilay Suuriya toban beri gudahdood

QM: Inka badan boqol qof ayaa lagu dilay Suuriya toban beri gudahdood

Duqaymaha xagga cirka ee ciidamada dowladda Suuriya iyo dowladaha isbahaysiga la' ah ayaa inka badan boqol ruux ku dilay tobankii beri ee lasoo dhaafa [...]
Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo tababar turkiga logu soo gabagabeyeey

Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo tababar turkiga logu soo gabagabeyeey

Waxaa dalka Turkiga tababar loogu soo gabagabeeyay qeybtii labaad Ciidamo Kumaandoos ah oo muddo sanado ah tababar ku qaadanayay dalkaas. Munaasaba [...]
Wasiir ku xigeenka Wasaradda awqaafta DFS oo soo dhaweyey Xujey

Wasiir ku xigeenka Wasaradda awqaafta DFS oo soo dhaweyey Xujey

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Ca [...]
AFRICOM oo qiimayn ku samaynaysa howlgalada Somaaliya

AFRICOM oo qiimayn ku samaynaysa howlgalada Somaaliya

Taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee dhowaan xilka la wareegay Gen. Stephen J.Townsend ayaa sheegay inuu qiimeyn ku sameyn doon [...]
Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

Cabdidaahir Maxamuud Yuusuf Yeey. oo kamid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka maraykanka ku nool horeyna u soo noqday musharax Madaxweyne Puntland a [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihi [...]
Golaha degaanka degmadda Badhan oo la dhisayo (Daawo)

Golaha degaanka degmadda Badhan oo la dhisayo (Daawo)

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad oo ku sugan Magaaladda Badhan ee gobalka sanaag ayaa sheegay in la dhisayo golaha deg [...]
Madaxweyne deni oo casho sharaf u sameyeey  martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe

Madaxweyne deni oo casho sharaf u sameyeey martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa casho sharaf u sameeyey martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe [...]
MAANHADAL: Qadar iyo ku luglahaanshaheeda qaraxyada Bossaso (dhegayso)

MAANHADAL: Qadar iyo ku luglahaanshaheeda qaraxyada Bossaso (dhegayso)

Mowduuca maanta ee MAANHADAL waa: Dowladda Qadar iyo saamaynteeda amnidarada Soomaaliya sidee u aragtaa? Waxaa qadka taleefanka ku jira aqoonyahano [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 18aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 18aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
1 1,571 1,572 1,573 1,574 1,575 2,823 18876 / 33870 POSTS