Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

Siyaasi Cabdidaahir Yeey: “ Puntland wa inay baritaano ku samaysa kiiska Qatar ee Qaraxyada Bosaaso ” (Daawo)

Cabdidaahir Maxamuud Yuusuf Yeey. oo kamid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka maraykanka ku nool horeyna u soo noqday musharax Madaxweyne Puntland ayaa ka hadlay Qaraxyadii Bosaaso ka dhacay ee lagu eedeyeey Dowladda Qatar.

Siyaasi Yeey ayaa sheegay in aysan shaki kujirin in Dowladda Qatar ay ka dambeyso qaraxyo ka dhacay Bosaaso,isago dowladda Puntland ugu baaqay inay baaritaan ku samayso kiskaas oo baahiyeey wargayska New york Times.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com