Category: Wararka

1 1,508 1,509 1,510 1,511 1,512 2,819 18120 / 33825 POSTS
Duqa Cusub ee degmadda Badhan oo la doortay

Duqa Cusub ee degmadda Badhan oo la doortay

Axmed Maxamed Timir ayaa noqday duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan. Golaha cusub ee deegaanka a [...]
Puntland maxay illaa iyo hadda Ceerigaabo ugu magacaabi la’dahay Guddoomiye Degmo? (Daawo)

Puntland maxay illaa iyo hadda Ceerigaabo ugu magacaabi la’dahay Guddoomiye Degmo? (Daawo)

Xubintii Ceerigaabo iyo is weydiin sababta ay Dowladda Puntland illaa iyo hadda u magacaabi la'dahay Guddoomiyaha Degmada Ceerigaabo. https://youtu [...]
Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ayaa beeniyay in Caruur laga afduubtay Bosaaso oo ay ciidamada amniga ka soo qabteen degmadda Qandala kuwaas oo l [...]
Siyaasi Madaxda Puntland ugu baaqay in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Puntland (dhegayso|daawo)

Siyaasi Madaxda Puntland ugu baaqay in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Puntland (dhegayso|daawo)

Siyaasi Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Xiligan loo bahanyahay in wax ka badal lagu sameeyo Dastuurka [...]
Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah waxgaradka ka soo jeeda DDS kuna nool Puntland aya fariin u diray madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar,isago sh [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Xarigga ka Jaray Xarunta Dhallinyarada ee Tilmaame

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Xarigga ka Jaray Xarunta Dhallinyarada ee Tilmaame

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray xarunta dhalinyarada iyo Cilmi b [...]
Guddiga diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo kulamo ka wada Baydhabo

Guddiga diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo kulamo ka wada Baydhabo

Gudiga KMG ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo Baydhabo u jooga Howlo Shaqo ayaa Maanta kullan koodi ugu dambeyay la yeeshay Odayaasha dhaqan [...]
Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

Ciidamada Milatariga ee dalka Itoobiya ayaa gobolka Shiniile ee DDS waxa ay ka qabteen oo ay gurigiisa kala baxeen Cismaan Mire oo ahaa Guddoomiyihii [...]
Soomaalida ka ganacsata K/Afrika oo lagu eryanayo wadooyinka (dhegayso)

Soomaalida ka ganacsata K/Afrika oo lagu eryanayo wadooyinka (dhegayso)

Dad ka caraysan Ajaaniinta Africaanka ah ee ka shaqaysta dalkaasi koonfur Afrika ayaa waxa ay bilaabeen weeraro ka dhan ah dadkaasi oo ay Soomaalidu k [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
1 1,508 1,509 1,510 1,511 1,512 2,819 18120 / 33825 POSTS