Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah waxgaradka ka soo jeeda DDS kuna nool Puntland aya fariin u diray madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar,isago sheegay in xuquuq badan oo ay ku lahayeen maamulkaas uu ka maqanyahay.

Dhinaca kale Ugaaska ayaa Hambalyo u diray Garaad Cabdirashiid Garaad Makhtal oo lagu caleemasaaray Magaaladda dhagaxbuur ee DDS,isago alle uga baryeey in uu xilkaas alle u fududeeeyo.

Radio Daljir Xarunta Garoowe ayuu soo booqday,wuxuna kaga hadlay Arrimo Badan Waraysiga uu siyeey Daljir.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com