Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ayaa beeniyay in Caruur laga afduubtay Bosaaso oo ay ciidamada amniga ka soo qabteen degmadda Qandala kuwaas oo loo waday in ay ku biiraan kooxda Daacish,taas oo talisku ku tilmaamay been abuur.

Dhinaca kale Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobalka Bari ayaa xukuno kala duwan ku riday dhalinyaro lagu eedeyeey furashadda Moobeladda iyo khalkhal galinta amniga Boosaaso.

Wariye Xasan heykal ayaa warbixintan Boosaaso ka soo jeedinaya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com