Category: Wararka
-
Wacaal daray ah: Maxkamadda ICJ oo muddo labo bilood dib u dhigtay dhageysiga Kiiska Badda
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa ku dhawaaqday in muddo labo bilood dib loo dhigay dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Kenya. Go’aanka Maxkamadda ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Kenya ay dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga dacwada oo loo balansanaa 9-ka bishan oo ku beegan Isniinta soo socota. Safiirka Soomaaliya u…
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
TOOS: Furitaanka shirka dib u heshiisinta Galmudug dhusamareeb
-
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso.
-
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiiradda Puntland?
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo Todobaadkan Looga Hadlay Arrimo Muhiim Ah oo ay kamid yihiin Amniga iyo Arrimo kale oo xasaasi ah.
-
Madaxweynaha Hiirshabeele oo gaaray Baladweyne
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta gaaray Magaalada Beledweyne iyadoo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladaas. Soo dhoweyn kaddib madaxweynaha ayaa mar kale ka hadlay muhiimada dhisida Golaha Deegaanka Beledweyne oo faaidooyin badan u leh bulshada iyo magaaladuba waxaana uu sheegay in duqowda dhaqanka uu la…
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Koonfur galbeed oo Arrimo kala duwan looga hadlay
Kulanka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhacay Caasimadda ku meel gaarka ah ee Baydhabo. Shirka oo uu Guddoominayay Madaxweynaha KG, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin xaaladaha guud ee amniga iyo qaban-qaabada soo dhoweynta Ra’iisul wasaaraha Dalka oo lagu wado in…
-
Ra’iisul Wasaare khayre oo kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab iyo nabad-sugiddu ay uga Suganyihiin Dhuusamareeb
-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo nabad sugidda ee qaybta ka qaadanaya adkeynta amniga magaalada Dhuusamareeb inta ay socdaan howlaha loogu diyaar garoobayo dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug loo dhanyahay. Wasiirka amniga iyo Saraakiisha ciidamada ayaa Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyay kormeerka…
-
Safiir Cali Fiqi “Mowqifka dowladda Soomaaliya waa in dhageysiga dacwadda Badda aan dib loo dhigin ”(dhegayso)
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya aysan raalli ka aheyn in dhageysiga Kiiska dacwadda Badda aan dib loo dhigo, isla markaasna aysan ogolaan doonin dalabka Kenya ka yimid ee ahaa in dacwadda Badda dib loo dhigo illaa mudo 12 bilood ah. Dhegayso.
-
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaamac cRaxmaan Faandhe. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH. Dhegayso.
-
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.
-
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Yaasiin Cumar Dheere : “ Sanaag waxaa duulaan ku soo ah Somaliland iyo Alshabaab oo wada socda ”(dhegayso)