Category: Wararka

1 1,417 1,418 1,419 1,420 1,421 2,823 17028 / 33871 POSTS
Turkiga oo masaafuriyey dagaalamayaal reer galbeed oo jihaad u yimid

Turkiga oo masaafuriyey dagaalamayaal reer galbeed oo jihaad u yimid

Turkey ayaa masaafurisay Jihaadi Mareykan ah, toddoba kale oo Jarmal ahna waxaa la filayaa inay cayriso dhammaadka toddobaadka, sida uu sheegay afhaye [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Nayroobi uga qayb galaya shir ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey

Madaxweyne Farmaajo oo Nayroobi uga qayb galaya shir ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Hor [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya Wariye Faadumo Degan Da [...]
Dowladda oo  ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Sheekh Shariif

Dowladda oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Sheekh Shariif

Wasiirka Warfaafinta dowlada federalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warbaahinta kulahadlay magaalada Muqisho kana jawaabay hadalkii madaxda xisbiy [...]
Doorashada Spain oo meel xaasaasi ah maraysa iyo xisbiga shaqaalaha oo hogaaminaya

Doorashada Spain oo meel xaasaasi ah maraysa iyo xisbiga shaqaalaha oo hogaaminaya

Sida ay shaacisay wasaarada arimaha gudaha xukuumada Spain, xisbiga Hantiwadaaga shaqaalaha ee uu hogaamiyo Raysal wasaaraha muda xileedkiisu dhamaada [...]
Madaxweynaha Bolivia Evo Morales oo iscasilay

Madaxweynaha Bolivia Evo Morales oo iscasilay

Madaxweynaha Bolivia Evo Morales ayaa ku dhawaaqay is casilaadiisa isagoo ka jawaabaya dhawaaqyo is xigxigay oo ka imaanayey hogaanka ciidamada, kadib [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihi [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Gaalkacyo. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Cambodia Kem Sokha ayaa xabsiga laga sii daayey, kadib markii ay Maxkamad amar ku bixisay in la siidaayo. Kem Sokha ay [...]
Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub

Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub

Dowladda Iran ayaa sheegtay inay heshay dhul ay baaxadiisu aad u weyntahay, isla markaana laga soo saari doono shidaal gaaraya 53 billion oo fuusto, s [...]
1 1,417 1,418 1,419 1,420 1,421 2,823 17028 / 33871 POSTS