Category: Wararka

1 1,411 1,412 1,413 1,414 1,415 2,820 16956 / 33831 POSTS
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Bosaaso  iyo isimada oo baaqdiray (dhegayso)

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Bosaaso iyo isimada oo baaqdiray (dhegayso)

Xaalada magaalada Blosaaso ayaa maanta dagan, kadib markii shalay duleedka magaalada Bosaaso gaar ahaan kaantaroolka magaalada uu dagaal ku dhexmara [...]
Mareykanka oo aqoonsaday madaxweynaha cusub ee Bolivia  Janeen Annez

Mareykanka oo aqoonsaday madaxweynaha cusub ee Bolivia Janeen Annez

Dowlada mareykanka ayaa shaacisay in ay u aqoonsatay Janeen Annez in ay tahay madaxweynaha kumeel gaarka ah ee dalka Bolivia. Wasiirka arimaha di [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso )

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso )

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixa [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ho [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Mareykanka oo dad shacab ah kulaayay Afgaanistaan

Mareykanka oo dad shacab ah kulaayay Afgaanistaan

Todoba qof oo shacab ah oo kasoo jeeda hal qoys ayaa ku dhintay duqeyn cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha mareykanka oo ka dhacay bariga dalka Afgha [...]
Dagaal kooban oo ka dhacay kontoroolka duleedka Bosaaso

Dagaal kooban oo ka dhacay kontoroolka duleedka Bosaaso

Kaantaroolka laga soo galo magalada Bosaaso ayaa iska horimaad kooban waxa uu manata ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda iyo malayshiyo hubayso oo [...]
Haweeney madaxweyne ka noqotay dalka Bolivia

Haweeney madaxweyne ka noqotay dalka Bolivia

Janeen Annez oo ah ku xigeenka labaad ee aqalka sare ee dalka Bolivia ayaa ku dhuwaaqday in ay tahay madaxweynaha kumeel gaarka ah ee dalka, intii uu [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaysa wariye Saynab Cabdinuu [...]
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay colooda ka dhalatay marinka Qaza

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay colooda ka dhalatay marinka Qaza

Afhayeen u hadlay Qaramada midoobey ayaa sheegay in Xooghaya guud ee Qaramada midoobey Antonio Goutiers uu aad uga walaacsanyahay colooda ka dhalatay [...]
1 1,411 1,412 1,413 1,414 1,415 2,820 16956 / 33831 POSTS