Category: Wararka

1 1,352 1,353 1,354 1,355 1,356 2,819 16248 / 33825 POSTS
ARDAA Xalqaddii 66aad: Daahfurka doorasho  ku salaysan nidaamka Xisbiyada ( dhegayso )

ARDAA Xalqaddii 66aad: Daahfurka doorasho ku salaysan nidaamka Xisbiyada ( dhegayso )

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Daahfurka doorasho ku sa [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xiisada Iiraan iyo Mareykanka (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xiisada Iiraan iyo Mareykanka (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Mareykanka oo sheegay in Askari iyo xubno kale looga dilay weerarkii Saldhigga Lamu

Mareykanka oo sheegay in Askari iyo xubno kale looga dilay weerarkii Saldhigga Lamu

Mareykanka ayaa war ka soo saartay weerar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig Milateri ku yaalla deegaanka Manda Bay ee Gobolka X [...]
Goobo Taariikhi ah oo ku bur-buray dalka Indonesia

Goobo Taariikhi ah oo ku bur-buray dalka Indonesia

Ilaa shan goobood oo taariikhi ah oo ku yaala magaalada Jakarta ayaa bur-buray, halka 8 qof ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu ku soo rogmaday daad xo [...]
Sarkaal ka tirsan ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo Qarax lala eegtay

Sarkaal ka tirsan ciidanka xasilinta Gaalkacyo oo Qarax lala eegtay

Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegayaa in qarax uu ka dhacay , kaasi oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xasilinta magaalada Gaalkacyo. [...]
Turkiga oo ciidamo u diray dalka libya

Turkiga oo ciidamo u diray dalka libya

Dowladda Turkiga ayaa cutubyo ka tirsan ciidankeeda u dirtay wadanka Libta, si ay taageeraan dowladda uu aqoosan yahay caalamka. Turkiga iyo libya [...]
Wacaal Darey ah: Iran  oo ka baxday heshiiskii xakameynta hubka wax gumaada

Wacaal Darey ah: Iran oo ka baxday heshiiskii xakameynta hubka wax gumaada

Dowladda Iran ayaa kabaxday heshiiskii xakameynta hubka wax gumaada ee Nuclear-ka oo 2015-kii ay saxiixday kaddib kulan degdeg ah oo golaha amniga Qar [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Faysal Rooble oo weli ku sugan Dowlad Deegaanka booqdeyna Qabribayax

Faysal Rooble oo weli ku sugan Dowlad Deegaanka booqdeyna Qabribayax

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo illaa iyo dhammaadkii bishii Diseenbar ku sugnaa Jigjiga, mareyna deegaano badan oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Sooma [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidnm [...]
Baarlamaanka Ciraaq oo Ansixiyay qaraar ciidamada Mareykanka looga saarayo Ciraaq

Baarlamaanka Ciraaq oo Ansixiyay qaraar ciidamada Mareykanka looga saarayo Ciraaq

Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa waxay ansixiyeen qaraar ku baaqaya in ciidamada shisheeye ay dalka ka baxaan, kadib dilkii Jeneraal Qasem Soleymaani. [...]
1 1,352 1,353 1,354 1,355 1,356 2,819 16248 / 33825 POSTS