Faysal Rooble oo weli ku sugan Dowlad Deegaanka booqdeyna Qabribayax

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Faysal Rooble oo weli ku sugan Dowlad Deegaanka booqdeyna Qabribayax

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo illaa iyo dhammaadkii bishii Diseenbar ku sugnaa Jigjiga, mareyna deegaano badan oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Sooma

Waraysi: Afhayeenka Ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge iyo doorashada dalka Itoobiya.
Waxsoosaarka beeraha ee Dagmada Erer, Gobolka Sitti (WARBIXIN)
Muxiyadiin Maxamed Ciise dhalatay DDS: “Doorsho kama socoto Galbeedka Sitti iyo Tuli Guulee” (daawo)

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo illaa iyo dhammaadkii bishii Diseenbar ku sugnaa Jigjiga, mareyna deegaano badan oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida, ayaa weli ku gudo jira booqashadiisii deegaanka, waxaana maanta lagu soodhaweeyey magaalada Qabribayax ee gobolka FAAFAN.

Faysal ayaa kulamo qiiro leh la yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Qabribayax.

Faysal Rooble oo dib ugu soo laabtay Jigjiga ayaa maalinka Isniinta ee berri waxa uu hadal hordhac u ah buug gabay iyo taariikh sugaaneed oo uu qoray Xuseen Xalane ka jeedin doonaa Jaamacadda Jigjiga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: