Category: Wararka

1 1,200 1,201 1,202 1,203 1,204 2,821 14424 / 33843 POSTS
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/us [...]
Kahortagga COVID-19 & Doorka Bahda Caafimaadka (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Kahortagga COVID-19 & Doorka Bahda Caafimaadka (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka GEESI Taxanihiisa 5aad oo todobaadkan aan ku falaanqeyn doono khataraha cudurka COVID-19, kaas [...]
Itoobiya oo laga helay kiisas cusub oo COVID-19

Itoobiya oo laga helay kiisas cusub oo COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay kiisaskii ugu badnaa ee Cudurka Coronavirus oo maalin gudaheed laga helo Gudaha dalkaas. Wa [...]
Wasaaradda Cafimaadka DFS oo ka warbixisay Covid19 iyo Kisaas cusub

Wasaaradda Cafimaadka DFS oo ka warbixisay Covid19 iyo Kisaas cusub

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 x [...]
Somaliland oo xaqiijisay qofkii labaad ee u geeriyooday Coronavirus

Somaliland oo xaqiijisay qofkii labaad ee u geeriyooday Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo Arbaco ah xaqiijisay qofkii labaad inuu u dhintay cudurka Coronavirus. Qofka dhintay ayaa ahaa n [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xa [...]
AMISOM oo ka qeyb qaadaneysa fududeynta baaritaanka shilkii diyaaradda ee Bardaale

AMISOM oo ka qeyb qaadaneysa fududeynta baaritaanka shilkii diyaaradda ee Bardaale

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa markii u horeysay ka hadlay diyaaraddii maalin ka hor ku burburtay degmada Bardaale, xilli ay sid [...]
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Safiirada Kenya iyo Itoobiya oo booqday goobtii burburka diyaaradda

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Safiirada Kenya iyo Itoobiya oo booqday goobtii burburka diyaaradda

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar, Wasiirka Gaadiidka ee Koofur Galbeed, Safiirada Itoobiya iyo Keny [...]
Gurmadki sadexaad oo ka yimid Gobalka Mudug oo Qardho la gaarsiyeey (Daawo)

Gurmadki sadexaad oo ka yimid Gobalka Mudug oo Qardho la gaarsiyeey (Daawo)

Degmooyinka Gobolka Mudug siiba Galkacyo Bursaalax iyo Xarfo ayaa si wada jir ah gudiga gurmadka Qardho ugu wareejiyey deeq raahsin iyo agab kale isug [...]
1 1,200 1,201 1,202 1,203 1,204 2,821 14424 / 33843 POSTS