Kahortagga COVID-19 & Doorka Bahda Caafimaadka (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Kahortagga COVID-19 & Doorka Bahda Caafimaadka (Taxanaha 5aad – dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka GEESI Taxanihiisa 5aad oo todobaadkan aan ku falaanqeyn doono khataraha cudurka COVID-19, kaas oo caalamka ku yeeshay saamayn caafimaad oo xooggan.

Barnaamijka waxaa iska kaashaday hay’adda CARE iyo Radio Daljir, waxaana ka qayb galayaa Bahda Cafimaadka Gobalka Mudug iyo Bahda Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo.

Barnaamijka waxaa kale oo ka qaybqaadana qaybaha kala duwan ee bulshadda gobalka Mudug oo su’aalo muhiim ah weydiin doona martida barnaamihka GESI.

Barnaamijka waxaana daadihinaya Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com