Category: Wararka

1 1,164 1,165 1,166 1,167 1,168 2,823 13992 / 33874 POSTS
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdinaasir jeekey. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Dibadbaxyo ka dhacay dalka Itoobiya

Dibadbaxyo ka dhacay dalka Itoobiya

Meelaha badan oo ka tirsan gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda maamulka gobolka, dadweyne ayaa maanta dib [...]
Madaxweynihi hore Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed oo ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed

Madaxweynihi hore Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed oo ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed

Siyaasiga C/kariin Xuseen Guuleed oo horay u soo noqday Wasiir iyo Madaxweyne Maamul goboleed ayaa ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed cusub ee oo sameeyay [...]
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Baladweyne gaaray

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Baladweyne gaaray

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odawaa Yuusuf Raagge ayaa safar dhulka ah ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo Tal [...]
Fanaanki Cabdi tahliil oo Muqdisho ku geeriyooday iyo DFS oo ka hadashay

Fanaanki Cabdi tahliil oo Muqdisho ku geeriyooday iyo DFS oo ka hadashay

Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay Geerida xanuunka badan ee ku timid Fanaankii Caanka ahaa ee Hobolada Waaberi Cabdi Tahliil Warsame oo xalay [...]
Qaado talooyinkan oo badbaadi qoyska iyo bulshada (daawo)

Qaado talooyinkan oo badbaadi qoyska iyo bulshada (daawo)

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2643603099263535/ [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Shirki Golaha Wasiiradda Xukumadda Somaaliya oo diirada lagu saaray la dagaalanka Musuqmaasuqa

Shirki Golaha Wasiiradda Xukumadda Somaaliya oo diirada lagu saaray la dagaalanka Musuqmaasuqa

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda l [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle. https://soundcloud.com/user-995 [...]
UFAYN: Daadad la tagey badanaa tuubooyinkii biyogelinta magaalada (dhegayso)

UFAYN: Daadad la tagey badanaa tuubooyinkii biyogelinta magaalada (dhegayso)

Degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxaa dhawaan ka da'ay roobab lixaad leh oo keenay in magaalada daadad badani ku soo rogmadaan, taasina waxa ay sababtay [...]
Somalia: Tirada dadka uu haleelay Cudurka Covid-19 oo Gaadhay 2,204

Somalia: Tirada dadka uu haleelay Cudurka Covid-19 oo Gaadhay 2,204

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaarad [...]
1 1,164 1,165 1,166 1,167 1,168 2,823 13992 / 33874 POSTS