Category: Wararka

1 1,163 1,164 1,165 1,166 1,167 2,819 13980 / 33825 POSTS
Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu warejiyeey Maanta (dhegayso)

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu warejiyeey Maanta (dhegayso)

Gudiga degaanka garasle ayaa gudiga hormarinta degmadda Burtinle ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 15 malyan oo shilin somaliya ayna ku deqeen dadka [...]
Somaliland: Wasiirki labaad oo laga helay cudurka Covid-19

Somaliland: Wasiirki labaad oo laga helay cudurka Covid-19

Wasiirkii labaad oo xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa sheegay in laga helay cudurka Covid-19. Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Dr C [...]
DFS oo qalab cafimaad gaarsiisay degmadda Xudur ee gobalka Bakool

DFS oo qalab cafimaad gaarsiisay degmadda Xudur ee gobalka Bakool

Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaa [...]
Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

Issimadda Puntland oo dhameyey khilaafki ka dhex taagna Madaxda sare ee Puntland (Daawo)

Issimada Puntland ayaa Maanta ku guuleystay inay isu keenaan Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne kuxigeenka Axmed Cilmi Karaash, [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Wasiirka Xanaanada xoolaha Puntland oo Fariin u diray xoolo dhaqatada

Wasiirka Xanaanada xoolaha Puntland oo Fariin u diray xoolo dhaqatada

Wasiirka xanaanada xoolaha Puntland Siciid Cismaan Aadan Fiisigis oo safar ku tagey degaana ka mid ah Gobolka Nugaal iyo Mudug oo geelu aad uga xanuun [...]
Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo xalay Arrimo Xasaasi ah ka hadlay (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay jeediyey hadaljeedintii saddexaad tan iyo markii uu bilaabay inuu bil walba isn [...]
Muwaadiniin u dhashay Hindiya oo ku sugan Somaliland oo laga helay Covid 19

Muwaadiniin u dhashay Hindiya oo ku sugan Somaliland oo laga helay Covid 19

Soomaaliland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus,kuwaas oo baaritaano lagu sameeye [...]
Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhawaaqay qorshe hubka looga dhigayo maleeshiyada hubeysan

Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhawaaqay qorshe hubka looga dhigayo maleeshiyada hubeysan

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay qorshe hubka looga dhigayo maleeshiyo beeleedyada, si loo adkeeyo amniga iyo xa [...]
Madaxweyne Trump oo ku hanjabay inuu Ciidamo Milateri u dirayo goobaha rabshadaha ka socdaan

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay inuu Ciidamo Milateri u dirayo goobaha rabshadaha ka socdaan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trumo ayaa ku hanjabay in ciidamo milateri u dirayo goobaha ay ka soconayaan dibadyada rabshadaha wata ee ka socda qeyb [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Sheekh Siciid Axmed Faarax iyo Covid19 (daawo)

Sheekh Siciid Axmed Faarax iyo Covid19 (daawo)

    https://www.facebook.com/RDaljir/videos/694113071321845/ [...]
1 1,163 1,164 1,165 1,166 1,167 2,819 13980 / 33825 POSTS