Category: Wararka

1 1,144 1,145 1,146 1,147 1,148 2,820 13752 / 33838 POSTS
Dowladda Soomaaliya oo hirgalisay xarunta ka digista halis-wadareedka iyo musiibooyinka

Dowladda Soomaaliya oo hirgalisay xarunta ka digista halis-wadareedka iyo musiibooyinka

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismee [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Saynab Cabdinuur (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Saynab Cabdinuur (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Saynab Cabdinuur Maxamed. https://soundcloud.com [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Dowlada Kenya oo sheegtay in kursiga QM u adeegsan doonin khilaafka kala dhaxeeya Somalia

Dowlada Kenya oo sheegtay in kursiga QM u adeegsan doonin khilaafka kala dhaxeeya Somalia

Kenya ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kadib markii ay codadkii loo baahnaa ka heshay tar [...]
Masuuliyin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeeray degaano dhowr ah (dhegayso)

Masuuliyin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeeray degaano dhowr ah (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa kormeer ku tagay deegaanka Xabaalan ee gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa wa [...]
Wasiir Dhabancad oo ka hadlay cabashada Qaar kamid ah Shacabka Boosaaso (Daawo)

Wasiir Dhabancad oo ka hadlay cabashada Qaar kamid ah Shacabka Boosaaso (Daawo)

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse [...]
Bandiiradley & ka taxadar la’aanta COVID-19

Bandiiradley & ka taxadar la’aanta COVID-19

Bandiiradley, Galmudug: Dunida waxa wali ka jira halista COVID 19 oo lala daaladhacayo, laakiin Soomalidu meel ay joogtaba uma dhegonugla dhawaaqyada [...]
PUNTLAND: Goobaha dadku ku dalxiisan xiliyadda nasashada oo soo badanaya (dhegayso)

PUNTLAND: Goobaha dadku ku dalxiisan xiliyadda nasashada oo soo badanaya (dhegayso)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug waxaa maalmihii u dambeyeey ku soo badanayeey Goobaha loo dalxiis tago iyado laga hirgaliyeey goobo dadk [...]

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle inoo ka daadihinaya K [...]
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka karkaar

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka karkaar

Wafdiga wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha Juba Ali Nuur,Xildhibaan Suleemaan Ahmed Faarah Taliyaha Airportka Bo [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Somaaliya ee Qatar

Madaxweynaha Jubbaland oo Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Somaaliya ee Qatar

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay safiirka dawlada Qatar ee Soomaaliya [...]
1 1,144 1,145 1,146 1,147 1,148 2,820 13752 / 33838 POSTS