Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka karkaar

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka karkaar

Wafdiga wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha Juba Ali Nuur,Xildhibaan Suleemaan Ahmed Faarah Taliyaha Airportka Bosaso Aadan Muuse ,Gudomiye ku xigeenka Gobolka Karkaar Cabdicasiis Yusuf-Xiir Yuusuf ku xigeenka Gobolka Bari,soo dhawaynta wafdiga waxaa ka qeybgalay isimadda, haweenka iyo Dhalinyarada Isportiga.

Mudada ay joogeen wafdiga ayaa Kulan la yeeshay waxgaradka Dhudhub waxaana masuuliyiinta ay ka xog waraysteen dadka degaanka baahiyaha ka jira ee u baahan in sida ugu dhaqsaha badan wax looga qabto,Wasiirka ayaa balan-qaaday in xukumadan ay waxbadan ka qabandoonto baahiya ugu muhiimsan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com