Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Taxanaha 6aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed. Hoos kaga bogo.

Madashada Masuulka iyo weydiimaha dadweynaha
TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)
Qabashadii 14 Alshabaab Kabacdi Maxaad ka Taqaan Deegaanka Cuun (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 6aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: