Category: Wararka

1 1,102 1,103 1,104 1,105 1,106 2,820 13248 / 33833 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobalka Mudug

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobalka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xalay kulan la qaatay waxgaradka iyo odeyaasha mid ka mid ah beelaha degan Gobolka [...]
Guddoomiyaha Madasha Nabadoonada Somaaliyeed oo Daljir u waramay (dhegayso)

Guddoomiyaha Madasha Nabadoonada Somaaliyeed oo Daljir u waramay (dhegayso)

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarrago oo dhowaan lo magacabay gudoomiyaha madasha nabadoonada somaaliyed oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay arrimo [...]
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan sii hayayaasha wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda ayaa ma [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Beesha Caalamka oo soo saartay digniin adag iyo baaq ku aadan doorashada Soomaaliya

Beesha Caalamka oo soo saartay digniin adag iyo baaq ku aadan doorashada Soomaaliya

Xubnaha beesha Caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajadooda adag ee ah in isbadallada siyaasadeed ee dhowaan dhacay, oo ay ka mid tahay baarla [...]
Maxaa keenay in la jaro internetka Muqdisho

Maxaa keenay in la jaro internetka Muqdisho

Khadka Internet-ka ayaa dib ugu soo laabtay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, kadib markii si ku-meel-gaar ah loo xalliyay cilladdii jirtay, oo sababt [...]
Sweden oo ka hadashay isbadalada siyaasadeed ee dalka ka socda

Sweden oo ka hadashay isbadalada siyaasadeed ee dalka ka socda

Dowladda Sweden oo  ka mid ah dowladdaha taageerada Siiya Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa walaac ka muujisay qaabkii ay baarlamaanka Soomaaliya xilka [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhusamareeb

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir dhuusamareeb inoo ka daadihinay [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Dhuusamareeb (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Dhuusamareeb (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Dhuusamareeb , waxaana i [...]
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Caweysnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso ht [...]
Madaxweynaha Puntland oo kormeeray garoonka kubada cagta Cawaale

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray garoonka kubada cagta Cawaale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha D [...]
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Safarka Mada [...]
1 1,102 1,103 1,104 1,105 1,106 2,820 13248 / 33833 POSTS