Category: Wararka

1 1,101 1,102 1,103 1,104 1,105 2,823 13236 / 33870 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Burtinle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Burtinle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Burtinle idinkaga soo [...]
Guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta soo bandhigay 10 urur siyaasadeed

Guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta soo bandhigay 10 urur siyaasadeed

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu saaka soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii December [...]
Cudurka Covid-19 oo soo laba kacleeyay

Cudurka Covid-19 oo soo laba kacleeyay

Mexico waxay sheegtey 46,688 kiisaska Corona virus , taasoo ka sarreysey Boqortooyada Ingiriiska si ay u gasho tirada saddexaad ee ugu sareysa adduun [...]
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay xubnaha ku meteli doona guddiga talo-bixinta hannaanka doorasho ee dalka

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay xubnaha ku meteli doona guddiga talo-bixinta hannaanka doorasho ee dalka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq inoo ka daadihinaya Wari [...]
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubada cagta ah oo lagu xusayeey Munaasabada 1da August

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubada cagta ah oo lagu xusayeey Munaasabada 1da August

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa galabta ka qeybgalay Ciyaar kubadda Cagta ah oo lagu xusayo munaasabadda 1da August [...]
Madaxweynaha DDS oo darajooyin guddoonsiiyaay Saraakisha Amniga

Madaxweynaha DDS oo darajooyin guddoonsiiyaay Saraakisha Amniga

Waxaa magaalada Dhagax buur lagu qabtay munaasibad darajooyin lagu guddoonsiinayay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka xooga gaarka ah ee shaqo wanaag [...]
Madaxweynaha Galmudug oo muqdisho kula kulmay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo muqdisho kula kulmay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor ) ayaa hoyga uu uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar u [...]
1 1,101 1,102 1,103 1,104 1,105 2,823 13236 / 33870 POSTS