Guddoomiyaha Madasha Nabadoonada Somaaliyeed oo Daljir u waramay (dhegayso)

Guddoomiyaha Madasha Nabadoonada Somaaliyeed oo Daljir u waramay (dhegayso)

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarrago oo dhowaan lo magacabay gudoomiyaha madasha nabadoonada somaaliyed oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay arrimo ay ka mid yihiin magacbistisa iyo sido kale hawlaha horyaal madasha uu gudomiyaha ka yahay.

Wariye Saynab Cabdinuur ayuu khadka taleefanka ugu waramay isago ku sugan magaaladda Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com