HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir,Salaasa, Jan 29,2013, Axmed Nuur Ibraahim (Daljir Boosaaso)

Olole ay xafiisyo ku furanayaan ururada Siyaasadda Puntland oo ka bilowday gobolada Puntland, Qarax fashilmay oo ka dhacay irida hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, Hay'ada WFP oo dib uga hawlgalaysa Kismaayo, Kulan looga hadlay amaanka gobolka Baay oo lagu qabtay Bayddhabo iyo dad nafaqo daro ugu geeriyoodey gobolka Bakool.

Weriye Maxamed Shaqalle oo u shaqeeya TV-ga Universal oo lagu xiray Laascaanood, Sool.
PMPF oo howl-galo ku qabtay dhalinyaro diyaarinayey weeraro Burcad-badeednimo (Dhegeyso)
R/wasaare Gaas oo maantay booqday xerada Bad-baado, kana qayb-qaatay raashin qaybin halkaasi ka socotay.

Olole ay xafiisyo ku furanayaan ururada Siyaasadda Puntland oo ka bilowday gobolada Puntland, Qarax fashilmay oo ka dhacay irida hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, Hay’ada WFP oo dib uga hawlgalaysa Kismaayo, Kulan looga hadlay amaanka gobolka Baay oo lagu qabtay Bayddhabo iyo dad nafaqo daro ugu geeriyoodey gobolka Bakool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: