Weriye Maxamed Shaqalle oo u shaqeeya TV-ga Universal oo lagu xiray Laascaanood, Sool.

Laascaanood, June 09 – Weriye Maxamed Shaqalle ayaa la sheegay in loo xiray tebinta mudaaharaado shalay ka dhacay magaalada Laacaanood, looga soo horjeedo booqasho uu magaalada laascaanood ku tagey Faysal Cali Waraabe, madaxada xisbiga UCID ee Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com