HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Axad Nov 4-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘_ Nairobi Kenya

R/wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay gole xukuummadeed oo ka kooban 10 wasiir, Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo Garoowe tegey, Olaliha tallaalka carruurta oo ka bilawday deegaannada Puntland iyo Dawlada Puntland oo sheegtay inay talaabo ka qaadi doonto maraakiibta sharci darrada ah.

Baarlamaanka Puntland oo la iskugu yeeray kulan aan caadi ahayn.
Dhagayso Barnaamijka Subaxnimo ee saakay iyo dunida 05 Oct 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso
DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

R/wasaaraha Soomaaliya oo ?ku dhawaaqay gole xukuummadeed oo ka kooban 10 wasiir, Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo Garoowe tegey, Olaliha tallaalka carruurta oo ka bilawday deegaannada Puntland iyo Dawlada Puntland oo sheegtay inay talaabo ka qaadi doonto maraakiibta sharci darrada ah.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: