HomeUncategorized

PW Saacid oo ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada (Sawiro)

Muqdisho Nov 4 2012-- Ra?iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa caawa shaaca ka qaaday golihiisa Wasiiradda kadib markii uu la sameeyey latashiyo madaxda ugu saraysa dalka

DHEGEYSO-Maamulka Ahlusuna oo heshiis lagalay dowladda federalka ah.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal oo Ku Saabsan Doorashada ka dhici doonta Somalia
Qaraxyo lagu qaaday Hoteel ay saraakiil degan yihiin oo ku yaala Baydhabo iyo baaritaano socda

Muqdisho Nov 4 2012– Ra?iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa caawa shaaca ka qaaday golihiisa Wasiiradda kadib markii uu la sameeyey latashiyo madaxda ugu saraysa dalka, Xildhibaanada, Odayaasha Dhaqanka, Aqoonyahanada, iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan waxaana golaha wasiiradu ka kooban yihiin toban wasiir.

Magacyada Golaha Wasiiradda Cusub.
1. ? ?Marwo ?Fowsiyo Yuusuf X. Aadan ?Ra?iisul Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda.
2. ? ?Mudane Cabdulahi Abyan Nuur. Wasiirka Garsoorka Iyo ?Arrimaha Diinta.
3. ? ?Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi. Wasiirka Gaashaandhiga
4. ? ?Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed. Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka.
5. ? ?Mudane ?Cabdulahi Ciil Mooge Xirsi. Wsiirka Warfaafinta, Boostada ?Iyo Isgaarsiinta.
6. ? ?Mudane ?Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka.
7. ? ?Mudane Muxyidiin Maxamed Kaalmooy . Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud.
8. ? ?Marwo ?Maryan Qaasim ?Wasiirka Wasaaradda Horumirinta Adeega Bulshada.
9. ? ?Mudane ?Maxamuud Axmed Xasan. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha
10. ? ? ? ? ? ? ? ? ? ? ? Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan ?Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Iyo Qorsheynta.
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir?
(B)
Source OPM.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: