Caawa iyo Daljir_Axad Nov -11-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi_Nairobi Kenya

Kulan looga hadlayey maamul u samaynta Jubooyinka oo ka dhacay Garoowe, ?Ahlusuna oo sheeegtay inaan laga tala gelin maamul u samaynta Jubooyinka & Gedo, Odayaasha Baay iyo Bakool oo ka cawday Dawlada Soomaaliya, fadhi looga hadlayo xeer hoosaadka Baarlamaanka oo weli u socda mudanayaasha Baarlamaanka & gaadiid laga dhacay ?Galkacyo oo lagu qabtay Gelinsoor.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com