HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Axad Nov -11-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi_Nairobi Kenya

Kulan looga hadlayey maamul u samaynta Jubooyinka oo ka dhacay Garoowe, Ahlusuna oo sheeegtay inaan laga tala gelin maamul u samaynta Jubooyinka & Gedo, Odayaasha Baay iyo Bakool oo ka cawday Dawlada Soomaaliya, fadhi looga hadlayo xeer hoosaadka Baarlamaanka oo weli u socda mudanayaasha Baarlamaanka & gaadiid laga dhacay Galkacyo oo lagu qabtay Gelinsoor.

Alle ha u naxariistee fannaanada Kinsi X. Adam oo ku geeriyootay Hargeysa.
Gudoomiye kuxigeenka ururka Xaqsoor ee Somaliland oo xiriyadiisa dib u helay.
Khasaare ka dhashay miino ka qaraxday wadajir iyo Dowlada oo sheegtay in ay dhinteen ragii waday

Kulan looga hadlayey maamul u samaynta Jubooyinka oo ka dhacay Garoowe, ?Ahlusuna oo sheeegtay inaan laga tala gelin maamul u samaynta Jubooyinka & Gedo, Odayaasha Baay iyo Bakool oo ka cawday Dawlada Soomaaliya, fadhi looga hadlayo xeer hoosaadka Baarlamaanka oo weli u socda mudanayaasha Baarlamaanka & gaadiid laga dhacay ?Galkacyo oo lagu qabtay Gelinsoor.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: