HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 19, C/weli Maxamed Shiikh ( Daljir Garoowe ).

Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay lacago shlin Soomaali ah oo lagu qabtay Garoowe iyo Boosaaso, Sariflayaasha Garoowe oo soo dhoweeyey talaabada lagu mamnuucay qaadista lacagaha shilin Soomaaliga, Ciidamada Puntland oo qabtay rag lagu eedeeyey inay soo xadeen caruur, Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil iyo xabsi daa'in isugu jira ridey iyo dad shuban biyood kula ildaran Beledweyne.

RW Cabdiweli Sheikh ?qof kasta oo dembi ku gala gudaha dalka cadaaladda ayaa la marsiinayaa?
Ciidamada Jubba oo Kismaayo ku qabtay rag haysta baasabooro British oo lagu tuhmay Al-shabaab
Madaxweynaha oo ku baaqay inaan laga daba imaan shabaabka laqabto.

Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay lacago shlin Soomaali ah oo lagu qabtay Garoowe iyo Boosaaso, ?Sariflayaasha Garoowe oo soo dhoweeyey talaabada lagu mamnuucay qaadista lacagaha shilin Soomaaliga, ?Ciidamada Puntland oo qabtay rag lagu eedeeyey inay soo xadeen caruur, Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil iyo xabsi daa’in isugu jira ridey iyo dad shuban biyood kula ildaran Beledweyne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: