Marraakiib ay Soomaaliya leedahay oo la amray in laga jiido Dekeda Yemen.

Yemen 20,2013 March,Hay?adda maamusha dekedda magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa ?Ammar ?ku bixisay in mudo 48 saaca godohood ah looga saaro Dekeda ? maraakiib Soomaaliyeed oo yaaley ?Dekeda wadankaasi Yemen.

?Qoraal lagu amrayo in laga saaro Dekeda markaakiibtaas ayaa waxaa lagu wareejiyey ?Qunsulka Soomaaliya ee magaalada Cadan Mudane Axmed Suudaan kadib kulan qunsulka iyo madaxda hay?adaasi ku dhexmaray gudaha Dekedda Cadan.
?
?Qunsulka Soomaaliya ee Cadan Axmed Suudaan oo kulanka ka hadlay ayaa waxa uu uga mahadceliyey gurmadka ?iyo dulqaadka ay muujiyeen mudadda dheer ee ay maraakiibta ? ku xirnaayeen Dekada cadan ee wadanka yemen .
?
Dhinaca kale ?mas`uuiyiinta Dekeda caden ayaa sheegay inay tixgalinayaan duruufaha adag ee ay marayso soomaaliya, balse ay ?khaatarta maana jrita ka wayntahay tii hore ?oo loo baahan yahay ?in dawlada soomaaliya ay badbaadiso maraakiibtan mudada dheer ku xirnaa dekeda caden ?oo ah ?isha dhaqaalaha dalka yemen.
?
Go`aanka hay`adda ayaa yimid ka dib markii mid ka mid ah ?markabkibta Soomaalida ee taala Dekedaas uu hoos ka duleeshamay isla markaana ay ?biyo gudaha u soo galeen isagoo qarka u saarnaa inuu dego.
?
Maraakiibtaan oo mudo dheer taaley Dekeda Cadan ee wadanka Yemen ayaa si wayn u daxalaystey waxaana cabsi wayn laga qabaa inay ku degaan dekeda wadankaas.
?
Diiwaanka wararka Daljir
(C,X)

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com