Caawa iyo Daljir, Salaasa April 30, 2013, Maxamed Cabdilaahi Cali

Dawlada Puntland oo Boosaaso ku toogatey 13 qof oo lagu eedeeyey Al-shabaab, Hawlgalo amaan sugid ah oo laga sameeyey Muqdisho, Qaxootiga Somaalida ah ee Yemen oo la tirakoobayo, Gudiga Farsamada ee shirka maamul u samaynta Jubbaland oo kawaramay arimo hakad ku keenay shirka iyo xalkooda oo dhow.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com