Caawa iyo Daljir, Arbaca, May 1-2013, Axmed Sh Maxamed Tallman (Garoowe)

Ururka Al-shabaab oo sheegay inay ka aarsan doonaan 13 oo lagu qisaasay Boosaaso, Saraakiisha Puntland oo sheegay inaysan dhalaysan doonin hanjebaada Al-shaab, Haween xanbaarsanaa waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay halka uu ka socdo shirka maamul u samaynta Jubbaland, iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digey kaluumaysiga sharcidaradda ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com