HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Salaasa April 30, 2013, Maxamed Cabdilaahi Cali

Dawlada Puntland oo Boosaaso ku toogatey 13 qof oo lagu eedeeyey Al-shabaab, Hawlgalo amaan sugid ah oo laga sameeyey Muqdisho, Qaxootiga Somaalida ah ee Yemen oo la tirakoobayo, Gudiga Farsamada ee shirka maamul u samaynta Jubbaland oo kawaramay arimo hakad ku keenay shirka iyo xalkooda oo dhow.

Puntland oo sii daysay rag loo haystay Al-shabaab-nimo
Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaalo Casari ah
Madaxweyne Gaas oo Galkacyo Kaga Qaybgalay Aaska Fiqi Bashiir Cabdulle (Sawirro)

Dawlada Puntland oo Boosaaso ku toogatey 13 qof oo lagu eedeeyey Al-shabaab, Hawlgalo amaan sugid ah oo laga sameeyey Muqdisho, Qaxootiga Somaalida ah ee Yemen oo la tirakoobayo, Gudiga Farsamada ee shirka maamul u samaynta Jubbaland oo kawaramay arimo hakad ku keenay shirka iyo xalkooda oo dhow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: